• ISBN: 978-91-87223-13-6
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Taxanaha barashada xoolaheenna (Gammaanka)

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Buuggan taxanaha barashada xoolaheenna oo aan doorkan ku baran doonno Gammaanka, waxa uu da´yarta Soomaaliyeed iyo guud ahaanba inta aan aqoonta u lahayn barayaa aqoon guud oo ku saabsan Gammaanka. Aqoontaas oo ah bilow wanaagsan iyo meel laga sii amba qaadi karo. Gammaanku waxa uu u kala baxaa qaybo kala duwan. Tusaale :- Fardaha, Dameeraha, Gumburiga iyo Dameer-farowga.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone