- ISBN: 978-91 87223-19-8
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Taxanaha barashada duurjoogta (Ugaadha)
Ugaadhu waxa ay ka mid tahay duurjoogta qaybta loo yaqaan baad iyo biyo ku noosha ama caws iyo biyo ku noosha. Waa qaybo badan oo aad u kala geddisan, kuna kala duwan qaabka, culayska, muqaalka, midabka iyo astaamo kale oo badan. Ugaartu waxa ay ka duwan tahay bahda loo yaqaan dugaagga ama habardugaag, waxaana ay kaga duwan tahay qaabka, cuntada iwm. Ugaadha iyo dugaaggu waxa ay wadaagaan oo ay ku wada jiraa bahda loo yaqaan naasleyda. Naasley waa noolaha ubadka nool dhala, isla markaana dhashoo

