- ISBN: 978-91-87223-21-1
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Taxanaha barashada cayayaanka (Shinnida)
Cayayaanku waa noolaha ama nafleyda ugu badan marka loo eego kooxaha kala duwan ee noolaha. Sida aan wada ogsoonnahayna noolaha waxa loo qaybiyaa laba qaybood oo waaweyn oo kala ah dhir ama geedo iyo noole. Noolaha ayaa isna waxa loo sii qaybiyaa laba qaybood oo kala ah laf dhbarley iyo laf dhabar la ́. Haddaba buuggan waxa aan ku baraneynaa laf dhabar la ́da oo ah cayayaanka, oo isaguna u sii kala baxa tiro aad u badan oo dhulal kala duwan iyo cimilooyin kala geddisan ku nool. Waxaanan si gaar

