- ISBN: 978-91-87223-22-8
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Taxanaha barashada shimbiraha (Digaagga)
Shimbiraha waxtarka leh. Buuggan waxa aan si kooban ugaga hadlaynaa shimbiraha waxtarka innoo leh. Shimbirahaa waxaa ka mid ah digaagga ama doorada, digirrinka, qoolleyda, boolo-boolada iyo gorayada. Shantaa qaybood ee shimbiraha ah, mid waliba astaamo iyo habnololeed u gaar ah oo uu kuwa kale kaga duwan yahay ayaa jirta oo uu leeyahay. Mid walbana goonidiisa ayaan waxa uga qoraynaa hadduu Alle idmo. Haddase aqoon guud ayaan ka qaadanaynaa.

