- ISBN: 978-91-87223-02-0
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Feegaarka iyo farbarashada
Buuggan feegarka iyo farbarashada waxa loogu talogalay ardayda bilwga ah ama farbaradka ah ee dhigata xannaanooyinka, fasalka koowaad, gaar ahaan lix jirrada markaa dugsiga soo galay ee waxbara- shada, qoraalka iyo akhriska in ay bartaan u diyaarka ah ee baranaya.
Buuggani waxa uu ka kooban yahay shan qaybood oo aad u muhiim ah. Qaybahaas oo ilmaha ama ardayga ka dhisaya in uu barto qaabka qalin- ka loo qabsado, sida wax loo midabeeyo iyo habka wax loo qoro. Waxa intaa dheer sheekooyin badan oo

