- ISBN: 978-91-87223-07-3
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Qorista iyo akhriska afka hooyo
Buuggan qorista iyo akhriska afka hooyo waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada hoose dal iyo dibadba, gaar ahaan fasalka 3aad. Buuggani waxa weeye buug ay ardayda dugsiyada hoose dhigataa ka baranayaan afkooda hooyo, isla markaana aan ku koobnayn barashada afka hooyo oo keliya ee ay ardaydu ka baranayaan aqoon guud oo dhan walba taabanaysa sida: dhaqanka fiican iyo horumarka bulshada.

