- ISBN: 978-91-976662-6-8
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Kobciyaha afka hooyo
Buuggan waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe dal iyo dibadba, gaar ahaan fasalka 4aad. Buuggani waxa weeye buug ay ardayda dugsiyada dhexe ka baranayaan afkooda hooyo, isla markaana aan ku koobnayn barashada afka hooyo oo keliya ee ay ardaydu ka baranayaan aqoon guud oo dhan walba taabanaysa sida: dhaqanka fiican iyo horumarka bulshada.
Buuggu waxa uu iskugu jiraa sawirro, casharro iyo layliyo dhawr nooc oo kala du- wan ah. Casharradu waxay iskugu jiraan kuwo yara dhaadheer iyo

