• ISBN: 91-7910-644-7
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Afka hooyo baro oo ku barbaar

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Buuggan waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe ee waddannada dibadda iyo dalka labadana. Buuggani waxa uu ku habboon yahay arday wax soo baratay iyo kuwo bilow fiican ah oo aqoontooda ku hadalku fiican tahay laakiin u baahan in ay bar- taan hab qoraalka iyo barashada akhriska. Labadaa qolo ee midna wax soo bartay, midna bilowga yahay labadaba wuu kaalnmayn.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone