• ISBN: 978-91-976661-3-8
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Aflax oo edabna ku dar

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Buuggam waxaa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe ee waddannada dibadda iyo dalka labadaba. Buuggani waxa weeye buug ay ardayda dugsiyada dhexe dhigata ka baranayaan afkooda hooyo, isla markaana aan ku koobnayn barashada afka hooyo oo keliya ee ay ardaydu ka baranayaan aqoon guud oo dhan walba taabanaysa: sida dhaqanka fiican, horumarka bulshada, juqraafiga ama meesha ay Soomaaliya ku taal, taariikhda iyo waxyaabo kale.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone