- ISBN: 978-91-87223-41-9
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Wehelka ardayga
Buuggan wehelka ardayga waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe ee waddannada dibadda iyo dalka labadaba. Buuggani waa buug ay ardayda dugsiyada dhexe ka baranayaan afkooda hooyo, isla markaana aan ku koobnayn barashada afka hooyo oo keliya ee ay ardaydu ka baranayaan aqoon guud oo dhan walba taabanaysa sida: dhaqanka fiican, horumarka bulshada, juqraafiga guud iyo mida gaar ahaaneed ee Soomaaliya iyo waliba meesha ay Soomaliya ku taal, taariikhda Soomaaliya iyo guud ahaanba Afrika

