• ISBN: 978-91-87223-23-5
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Saadka ardayga

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Buuggan waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe gaar ahaan fasalka toddobaad. Buuggani waa buug anfacaya ardayda waddammada dibadda iyo dalkeenna hooyo labadaba. Buuggani waxa weeye buug ay ardayda dugsiyada dhexe dhigataa ka baranayaan afkooda hooyo, isla markaana aan ku koobnayn barashada afka hooyo oo keliya ee ay ardaydu ka baranayaan aqoon guud oo dhan walba taabanaysa sida: dhaqanka fiican, horumarka bulshada, juqraafiga, xoolaha, ugaadha, dugaagga, sheekooyin aad u qiimo bad

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone