- ISBN: 978-91-872223-75-4
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Hoobaanta afka hooyo
Buuggan hoobaanta afka hooyo waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe ee waddannada dibadda iyo dalka labadaba, gaar ahaan fasalka 8aad. Buuggan sida magaciisaba ka muuqata waxa weeye buug la doonayo in ay ardayda dugsiyada dhexe dhigataa ka bartaan afkooda hooyo, kaas oo abuuraya xiise gaar ah in ay ardaydu u yeelato akhriska iyo qorista farta Soomaaliga, barashada dhulka, dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed .

