- ISBN: 978-91-87223-00-6
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Dhul dhaqan iyo dheef
Buuggan dhul dhaqan iyo dheef waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe ee dibadda iyo dalka labadaba, gaar ahaan fasalka siddeedaad. Buuggan sida magaciisaba ka muuqata waxa weeye buug la doonayo in ay ardayda dugsiyada dhexe dhigata ka bartaan afkooda hooyo, kaas oo abuuraya xiise in ay ardaydu u yeelato akhriska iyo qorista farta soomaaliga.

