• ISBN: 91-7910-339-1
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Afka hooyo iyo aqoonta

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Buuggan waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe, gaar ahaan fasalka sagaalaad. Buuggani waxa uu aad ugu habboon yahay ardayda waddannada dibadda iyo dalka intaba. Buuggan sida magaciisaba ka muuqata waxa weeye buug loogu talo galay in ay ardayda dugsiyada dhexe dhigata ka bartaan afkooda hooyo iyo aqoonta guud.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone