- ISBN: 978-91-976661-0-7
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Hab-dhismeedka afka hooyo
Buuggan waxa loogu talo galay in uu ahaado buug koobaya inta ugu muhiimsan naxwaha af-soomaliga isla markaasna uu waxtar u yeesho ardayda dhigata dugsiyada sare iyo dadweynaha soomaaliyeed ee xiiseeya qoraalka afkooda hooyo.

