• ISBN: 978-91-976661-4-5
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Hilinka Habboon

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Buuggan waxa loogu talo galay ardayda dhigata dugsiyada Sare ee waddannada dibadda iyo dalka labadaba. Buuggani waxa weeye buug ay ardayda dugsiyada sare dhigataa ka baranayaan afkooda hooyo, isla markaana aan ku koobnayn barashada afka hooyo oo keliya ee ay ardaydu ka baranayaan aqoon guud oo dhan walba taabanaysa sida: dhaqanka fiican, horumarka bulshada, juqraafiga iyo meesha ay soomaliya ku taal iwm.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone