• ISBN: 97891-976662-1-3
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Bishaaro iyo bil khayr

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Bishaaro iyo Bilkhayr waa sheeko ka warramaysa sooyaalkii yaabka lahaa ee Xaadsan Bullaale iyo labadeedii gabdhood ee Bishaaro iyo Bilkahayr. Xaadsan waxa ay ahayd gabadh quruxdeeda la isu wada sheegay, hase yeeshee yaraan ku guursatay nin aanan faceed ahayn oo aad uga gu ́weyn. Guurkaas waxa ay ku dhashay oo Ilaahay ku siiyey labadeeda gabdhood ee Bishaaro iyo Bilkhayr.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone