• ISBN: 97891-976662-8-2
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Ha is dhiibin weligaa

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

“Ha is dhiibin weligaa”. Waa buug ku saabsan dhibta guud ahaanba haysata hooyooyinka ama haweenka adduunka, gaar ahaanna haweenka Soomaaliyeed. Buuggu waxa uu ka warramayaa gabadh Soomaaliyeed oo nolosheedii oo dhan ku qaadatay hayaan, barakac iyo qaxootinnimo. Bilan Rooble, sooyaalkeedu wuxuu Tusaale suubban u noqonayaa hooyo- oyinka aynigeeda ah iyo kuwa kale ee dhibka dumarnimo iyo qaxootinimadaba la wadaagay.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone