• ISBN: --
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Barn och ungdomar
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Cagabaruur iyo Cawl

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Cagabaruur iyo Cawl waa laba cunug oo ay kala dhaleen laba noole oo aad u kala duwan. Cagabaruur waxa dhalay libaa. Cawlna waxa dhalay cawl (cawsha oo hooyo iyo aabbe u ah). Waxay ka soo kala jeedaan ugaar iyo dugaag.

Libaaxu waa boqorka xayawaanka oo dhan. Gaar ahaan xayawaanka duurka. Libaaxa iyo guud ahaanba dugaagga kale ee ay ka midka yihiin dhurwaaga, weerka, xoorka, shabeelka, haramcadka iyo dacawadu waxa ay cunaan hilibka ugaarta kuwaas oo ay ugaadhsadaan mar walba.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone