- ISBN: 978-91-97223-24-2
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Övrigt
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Xogwarran
Taxanaha Xogwarran waa buugaag suugaan ah, kuwaas oo iskugu jirta gabayo, geeraarro, heeso, saar, jiiftooyin, heellooyin iyo inta nooc ee ay suugaani noqon karo. Xogwarran waxa uu hordhac u yahay buugaagtaas kala duwan.
Suugaantan waxa curiyey Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan. Xogwarran waxa uu ka warramayaa dareenka shacabka ee ku aaddan dhan walba oo bulshadu ka baylahsan tahay. Xogahaas kala duwan ayuuna qoraagu suugaan ku cabbirayaa.

