- ISBN: 978-91-97223-33-4
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Övrigt
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Xog la hubo, xaqiiq dhab ah
Xog la hubo xaqiiq dhab ah. Dhigane waara oo sida dhaxal aan dhumayn iyo dharaaro inna soo maray. Waa buug suugaan ah oo iskugu jirta gabay, geeraar, hees, saar, jiifto, heelo iyo inta nooc ee ay suugaani noqon karto. Suugaanta uu dhiganahani kuu xambaarsan yahay waxa curiyey Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan oo lagu garan ogya- hay (Sheekhulcasr).

