- ISBN: 978-91-87223-20-4
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok
Taxanaha barashada duurjoogta - Habardugaag
Habar dugaag waxa la isku yiraahdaa xayawaanka duurjoogta ah ee micida leh, kuwaas oo ah kuwa hilibka noolaha kale cuna. Bahdani waxa ay la wadaagaan caws iyo biyo ku noosha naasleynimada, sababta oo ah waxa ay dhalaan ilmo nool, isla markaana carruurtooda naaska ayey jaqsiiyaan. Haddaba bahdani micileyda ahi dad iyo duunyo midna ma badbaadiyaan haddii ay cidlo ka helaan oo ay u suurto gasho.
Bahdan habar dugaag waa xayawaan ama koox dugaag ah oo astaamo badan wadaaga, qaar kalena ku kala duwan

