• ISBN: 97891-976662-6-2
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Oktober 2022
E-bok

Gurxan iyo gabareymaanyo

Av Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan

Gurxan iyo Gabareeymaanyo waa sheeko raad ku leh dhacdooyinka maldahan ee ay mararka qaarkood dadku la kulmaan ama ay arkaan. Dhanka kale qisada uu buuggani xambaarsan yahay waa sheeko halabuur ah oo uu qoraagu curiyey, isla markaana ka hadlaysa is rogrogga badan ee waayaha adduunka iyo sida ay saamaynta ugu yeeshaan meertada nololeed ee aadanaha.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone