- ISBN: --
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Facklitteratur
- Tillgänglig sedan: November 2022
E-bok
5-Ta tiir ee guusha
Buuggan 5-ta tiir ee guusha, waxaa hiil uga dhigay da´yarta soo kacaysa iyo in badan oo bulshada Soomaaliyeed ka mid ah ee aaminay mabda´a ah hurdo ku dheregga, wuxuuna iftiin u yahay inta rabta horumar iyo isbedel nololeed, waxaana xaqiiq ah qof walba oo bani´aadam ah inta uu ku noolyahay koonkaan wuxuu ku hammiyaa shey, shaygaasi ha yaraado ama ha weynaado.

