• ISBN: 978-97-639-7329-1
  • Förlag: Eurosom books
  • Kategori: Facklitteratur
  • Tillgänglig sedan: November 2022
E-bok

Waqti- War baa innagu seegan

Av Cali Axmed Xaaji

Buuggan

Wuxuu kaa haqabtirayaa qaayaha waqti leeyahay isagoo kaaga jawaabayaa weydiimahan iwm:

• Muxuu yahay waqtigu kana yahay agtaada?

• Dareen & lexejeclo intee le’eg ayaad u haysaa waqtiga?

• Maxay tahay ujeeddada waqtiga (ama cimriga) laguu siiyey? • Maxaad ka ogtahay ahmiyada waqti leeyahay?

• Maxay diinteenu ka tidhi ahmiyada waqtigu leeyahay?

• Maxaad ka aaminsan tahay adigu waqtiga laftiisa?

• Muxuu yahay xidhiidhka waqtiga iyo dadka ka dhexeeyaa? • Waqtigaaga ma adigaa iska leh

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone