• ISBN: --
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Januari 2023
E-bok

Dhiganaha fasalka 1:aad

Av Cabdisalaam Maxamed Xuseen

Dhiganaha 1aad ee qaybta 1aad waxa uu muhiim u yahay in ubadka la baro afkooda, diintooda, iyo dhaqankooda si aanay beri ka maalin qariib ugu noqon afkooda hooyo iyo dhaqanka bulshada ay ka soo jeedaan. Sidoo kale waxaa jira aabbayaal iyo hooyooyin badan oo aan aqoon, ama ku hanaqaadin dhaqankii hore ee Soomaalida. Sidaas darteed waxa uu dhiganuhu u daahfurayaa sidii dhaqanka iyo afku ahaan jireen.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone