- ISBN: --
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Januari 2023
E-bok
Dhiganaha fasalka 7:aad
Buuggan waxaa loogu talagalay ardayda fasalka 7aad iyo cid kasta oo doonaysa in ay afka Soomaaliga barato. Ardayga waxa uu ku qalabaynayaa aqoontii iyo xirfaddihii uu uga baahnaa in uu ka heo afkiisa iyo dhaqankiisa. Sidaas awgeed waxaa dhallinyarada laga filayaa in ay si wacan u akhriyaan oo ay nuxurkiisa dhuuxaan.

