- ISBN: --
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Facklitteratur
- Tillgänglig sedan: Januari 2023
E-bok
Murti waa maguuraan
Buuggani waxa uu ka kooban yahay murti, maahmaa iyo sarbeeb. Maahmaahda masal ahaan ayaa loo soo qaataa, murtidana xikmad weeye waxa la isku tusaaleeyo. Sarbeebtu waa ereyo kooban oo dulmeer ah. Suugaanta caynkaas ah ayaa af-soomaaliga ku badan, waana hodanimada afka.

