- ISBN: --
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Modersmål
- Tillgänglig sedan: Februari 2023
E-bok
Dhiganaha fasalka 8aad
Ujeedooyinka guud ee maaddada af Soomaaliga ee qaarka 8aad waxa ay yihiin in ardaygu horumar ka sameeyo dhanka:
• erayada af Soomaaliga oo uu afarta xirfaddood si wacan u adeegsan karo.
• erayeynta ama naxwaha af Soomaaliga si uu ugu adeegsado qoraalka iyo dhismaha weedhaha Soomaaliga.
• qorista dhambaallada kaladuwan si uu ugu adeegsado qaybaha nolosha.
• dhismaha weedhaha af Soomaaliga si qoraalkiisu u wacnaado.
• hababka iyo xeerarka loo asteeyo qoraalka afka Soomaaliga.
• dhaqanka si u

