• ISBN: --
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Februari 2023
E-bok

Hoggaaminta iyo hoggaamiyaha

Av Cabdisalaam Maxamed Xuseen

Buuggani waa bilow daahfur u ah hannaanka hoggaaminta iyo hoggaamiyaha. Haddii Eebbe idmo waxa aan rajaynaynaa in uu wax weyn ku soo kordhindoono dhallinyarada lagu tababarayo maaddooyinka ganacsiga, maaraynta, maamulka, hoggaaminta, iwm.

Buuggan waxaa si gaar ah loogu talagalay dhallinyarada loo tababarayo hoggaaminta. Dhallinyarada waxa uu ku qalabaynaa aqoontii iyo xirfaddihii hoggaaminta ee ay u adeegsan lahaayeen miidaanka shaqada. Sidaas awgeed waxaa dhallinyarada laga filayaa in ay si wa

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone