• ISBN: --
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Modersmål
  • Tillgänglig sedan: Februari 2023
E-bok

Barbaariyaha baraha

Av Cabdisalaam Maxamed Xuseen

Buuggani waa bilow daahfur u ah hannaanka waxdhigista, waxbarashada, maamulka fasalka, maaraynta habdhaqanka ardayda, iwm. Haddii Eebbe idmo waxa aan rajaynayaa in uu wax weyn ku soo kordhindoono barayaasha dugsiyada aasaasiga iyo kuwa dugsiyada sare.

Buuggan waxaa si gaar ah loogu talagalay bare-ardayga loo tababarayo macalinimada. Barayaasha waxa uu ku qalabaynaa aqoontii iyo xirfaddihii baranimada ee ay fasalka u adeegsan lahaayeen. Sidaas awgeed waxaa barayaasha laga filayaa in ay si wacan

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone