• ISBN: 978-91-519-6779-0
  • Förlag: SamFlex
  • Kategori: Barn och ungdomar
  • Tillgänglig sedan: Mars 2023
E-bok

Elsa iyo Edman

Av Hassan Boodaaye

Elsa iyo Edman waxay ku noolyihiin hal magaalo, laba xaafad oo nolol ahaan kala duwan. Elsa qoyskeedu way ladan yihiin, laakiin saaxiibteed Edman ayey u soo sheeko aadaa galabkii. Edman waxay deggan tahay xaafad isku raran ah oo dhaqaale ahaan ka duwan tan Elsa. Edman iyo Elsa waxay dalxiis u aadeen jasiiradda Jika Aboor oo mucjiso lagu sheegay.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone