• ISBN: 978-91-519-6778-3
  • Förlag: SamFlex
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Mars 2023
E-bok

Far duco ama Far habaar

Av Hassan Boodaaye

Far duco ama far habaar waa sheekofaneed dhallinyaro. Amran waxay dhigataa fasalka sagaalaad, waxay is jecelyihiin isna fasalka la dhigta. Jacaylka ay dalmar u qabto hooyadeed u ma sheegi karto oo waxay ka cabsi qabtaa in ay dhacdo dhibaatadii iyada walaasheed Ubax ee markii uu aabeheed oday 70 jir ee soo doontay in uu gursado.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone