- ISBN: --
- Förlag: SamFlex
- Kategori: Facklitteratur
- Tillgänglig sedan: Mars 2023
E-bok
Maandeeq 1 - Dab-Joog
Maandeeq1 waa Buug ku saabsan ama ka hadlaya, Arrimo badan oo Mawaashiga ama Xoolaha kala duwan ee ay Soomaalidu Dhaqato ku saabsan. Waa aqoon guud oo Xoolaha Soomaalida dhinacyo badan ka taabanaysa. Waxyaalaha Buuggan lagaga hadlay waxaa ka mid ah:- Noocyada Dab-joogta ama Dad-la Noosha Soomaaliya. Maandeeq1 inta aan ogahay oo aan arkay ama maqlay waa Buuggii ugu horreeyey ee ay isku jaad yihiin oo Af-Soomaali ku soo baxa ama lagu qoro.

