• ISBN: 978-9187223-11-2
  • Förlag: SamFlex
  • Kategori: Facklitteratur
  • Tillgänglig sedan: Mars 2023
E-bok

Hidde side

Av Jibriil X. Muxamed X. Saalax

Hidde-side waa Buug ku saabsan Dhaqankii Soomaalidii hore ee Miyiga ku noolayd. Buuggan waxa aad ka heleysaa waxyaalo badan oo kala duwan. Waxaana ugu muhiimsan Noloshii ay dhab ahaan Soomaalidii hore ee Reer-Miyiga ahayd ku noolayd iyo Aqoon guud oo dhinacyo badan taabanaysa oo ay lahaayeen. Hidde-side inta aan ogahay waa Buuggii u horreeyey ee noociisa oo kale ah oo Af-Soomaali ku Qoran oo la Daabaco ee Dhaqanka Miyiga iyo Noloshiisaba si fiican uga hadlaya.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone