- ISBN: 978-91-986621-0-8
- Förlag: Horn writer Entertaining & Illuminating Minds
- Kategori: Barn och ungdomar
- Tillgänglig sedan: April 2023
E-bok
Xasan iyo Xuseen
“Xasan iyo Xuseen” waa buug loogu talagalay inay carruurtu ka bartaan qayb ka mid ah taariikhdii qurxanayd ee wiilashii uu Nebigu scw awoowaha u ahaa.
Sheekadan, baraha ama waalidka ayaa u adeegsan kara kaabe waxba- rasho. Ilmaha ayey uga dhigi karaan cashar ay laylisyo uga soo dhex saaraan. Ilmuhuna keligood ayey akhrisan karaan, sababta oo ah af fudud ayaa lagu qoray, waxaana la raaciyay erayfur iyo muuqaallo fahankiisa xoojinayo.

