• ISBN: 97-891-98567-64-9
  • Förlag: SamFlex
  • Kategori: Skönlitteratur
  • Tillgänglig sedan: Mars 2023
E-bok

Dadqalkii naxariista badnaa

Av Caliqeyr M. Nuur

Waa qoys ay diini kala irdheysay, kaymo halis badan iyo ballan ruuxaan lala galay 27 gu’ ka hor. Doris waxay baylah dhigtay noloshii qurxanayd ee wiilkeeda Alan, kaddib markii iyada iyo walaalkeed Edy ay ku biireen diin cusub oo ay ku bahoobeen inta badan hantiilayaasha degmadooda. Doris, weligeed way u diidi jirtay in uu wiilkeedu galo diintan. Balse, go’aankeedii wuxuu jabay kolkii uu aqalkooda yimid wadaad ka mid ah madaxdii Hoyga Dhibbanaha oo ah xarunta dhexe ee diintan qarsoodiga ah.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone