- ISBN: -
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Språk & ordböcker
- Tillgänglig sedan: Mars 2023
E-bok
Dhambaallada iyo xirfadaha qoraalka
Buuggani waxa uu ka kooban yahay toban iyo labo cashar oo ku saabsan dhambaallada iyo xirfaddaha qoraalka. Casharka 1aad waxaa la yidhaahdaa Astaynta Afka iyo Xeerarka Far Waaweyneysiinta. Casharkani waa meesha ugu habboon ee ay tahay in laga bilaabo barashada qoraalka xirfaddaysan. Astaynta afka (punctuation) iyo xeerarka far waaweyneysiinta (capitalisation) waxa ay qurxiyaan qoraalka oo u yeelaan muunad iyo soo jiidasho gaar ah. Sidoo kale waxa ay abuuraan in akhristuhu u riyaaqo qoraalka si w

