E-bok

Turxaanbixinta Af soomaaliga

Av Cabdisalaam Maxamed Xuseen

Buuggani waxa uu ka kooban yahay toban iyo labo cashar oo ku saabsan turxaanbixinta gefafka iyo khaladaadka dadku sameeyaan marka ay qorayaan afka Soomaaliga. Casharka 1aad waxaa la yidhaahdaa ‘Dhawaaqa iyo Tatabka Farta Soomaaliga.’ Casharkani waxa uu ka hadlayaa habraaca ugu habboon ee ay tahay in loo qoro farta Soomaaliga. Sidoo kale waxa uu casharku xusayaa xoogaa taariikh ah oo ku saabsan horumarkii iyo heerarkii ay soo martay farta Soomaaligu. Casharka 2aad waxaa la yidhaahdaa ‘Qaybaha Had

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone