E-bok

RUN SHEEG

Av Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim (Garyare)

Sababo dhawr ah ayaa sal u ah dumidda ama guuldarrada ku timaadda dalalka iyo dadyowga dunida. Guuldarrooyinkaa waxa laga tilmaami karaa kuwa ku yimaada kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka iyo weliba waxsoosaarka.

Waxa laga yaabaa sooyaal badan oo laga qoro dhulalka ay guuldarradu ku habsato in xoogga la saaro dhanka siyaasadda iyo isqoonsiga beelaha ama isku dhacyada, balse waxa dhici karta in burburka iyo dhibaatada ugu weyni ay ka dhalato burbur iyo dhaawac ku yimaado ilaha dhaqaalaha iyo waxso

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone