- ISBN: 978-91986621-4-6
- Förlag: SamFlex
- Kategori: Skönlitteratur
- Tillgänglig sedan: April 2023
E-bok
Xal iyo Xigmad
Aniga oo og doorka ay sheekooyinku ku yeelan karaan kobaca luqadda iyo garaadka aadanaha iyo weliba maandhiska da’yarta ayaan qoray buuggan. Waa murti koobaysa dhaqan, diin, garsoor, maaweelo iyo waxbaris, waxaanan rajaynayaa in uu kaalin u galo qoyska iyo horumarinta afka hooyo iyo dhaqanka carruurta Soomaaliyeed.
Daahir Axmed Jeyte.

