• ISBN: 978-91-986621-8-4
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Barn och ungdomar
  • Tillgänglig sedan: December 2023
E-bok

SAGAL IYO SAMATAR - Booqashadii degmada Qalimow

Av Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

“Sagal iyo Samatar” waa taxane ka kooban toban sheeko oo loogu talagalay ilmaha dugsiyada hoose. Taxanahan waxaa curiyay Aw Cabdiqani Xasan oo ah bare, tarjume iyo qoraa ku xeeldheer af Soomaaliga. Xirmadan sheekooyinka ah wuxuu u doortay af fudud iyo hab loogu adeegsan karo kaabe waxbarasho, ha ahaadeen ilmaha magaalada iyo weliba kuwa miyiga.

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone