- ISBN: 978-91-986818-5-7
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Språk & ordböcker
- Tillgänglig sedan: Juli 2023
E-bok
SEENYO IYO GARDHUUB
Seenyo iyo Gardhuub waa orgi iyo ceesaan da’ yar oo wadaagaya jaceyl dhaafsan dareenka maaddiga ah. Gardhuub, waxaa soo koriyey qoys ladan oo reer magaal ah, weligiina lama dhaqmin ari iyo xoola kale toona. Maxaa ka yaab badan in aad dhaqan dadeed yeelato adiga oo ari ah? Gardhuub waxaa ka dhumay dhaxal weyn. Dhaqankii awoowayaashii, xusuustii wadareed ee jiilashii isaga ka horreeyay, iyo weliba waxaa ka maqan hab-fikirikii ariga ee waxtarka u lahaan lahaa.
Si taas ka duwan, Seenyo waxay ku soo

