• ISBN: -
  • Förlag: SamFlex AB
  • Kategori: Facklitteratur
  • Tillgänglig sedan: September 2023
E-bok

MUUSIGGA IYO MUSLIMIINTII HORE

Av Xuseen Shukri

Heesaha iyo Muusiggu way jireen intii uu jiray insaanku oo waa wax ku lammaanaa waligiiba aadanaha. Waa dareen ku abuuran nafta iyo ruuxda bini’aadamkuna uu ku soo gudbiyo hadba xaaladda uu ku suganyahay, mid farxadeed iyo mid murugo labadaba. Waa aalado, dhawaaqyo iyo codad uu nooluhu u curiyey si uu isaga faydo ama isu dhaafiyo culayska waayaha iyo dhibta hawlmaalmeedkiisa. Waxaa la aamminsanyahay in fanka heesuhu yahay quudka ruuxda, bogsiiyaaha nafta, isla markaasna ilhaamo hal-abuuraha, kaa

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone