E-bok

AASAASKA NAXWAHA AF SOOMAALIGA

Av Guddigii Hore ee Af soomaaliga

Waxaa qoray, iskuna hagaajiyay ragga hoos ku qoran, kuwaas oo ka tirsan Guddiga Af soomaaliga:

Cabdullaahi Xaaji Maxamuud (Insaaniya): Guddoomiye

Cumar Aw Nuux Maxamed: Guddoomiye ku-xigeen

Axmad Cartan (Xaange): Xoghaye

XUseen Shiikh Axmad (Kaddare): Xubin

Muuse X.Y. Galaal: Xubin

Maxamed Shire Maxamed: Xubin

Shire Jaamac AxmaD: Xubin

Buuggaan waxaa lagu daabacay MADBACADDA QARANKA – XAMAR

MUQDISHO, 1973

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone