- ISBN: -
- Förlag: SamFlex AB
- Kategori: Språk & ordböcker
- Tillgänglig sedan: December 2023
E-bok
Iftiinka Aqoonta (Light of Education)
Waa buug ka kooban maahmaahyo af soomaali iyo af ingiriis isugu turjuman ee uu qoray Shire Jaamac Axmed taariikhdu marka ay aheyd 25 bisha feberwari sanadkii 1967. Waa inta aan la qorin qoraalka rasmiga ah ee luqadda af soomaaliga. Marka haddii aad aragto ereyo aan u dhigneyn sida hadda loo dhigo, ogow waa inta aan la cayimin qaab qoraalka farta af soomaaliga oo iyadu si rasmi ah loo qoray sanadkii 1972.

