• ISBN: 78-91-989014-7-4
  • Förlag: Horn Publishers
  • Kategori: Barn och ungdomar
  • Tillgänglig sedan: September 2024
E-bok

Sagal iyo Samatar 4 - Martiqaadkii Duqa Magaalada

Av Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

“Sagal iyo Samatar” waa taxane ka kooban toban sheeko oo loogu talagalay ilmaha dugsiyada hoose. Taxanahan waxaa curiyay Aw Cabdiqani Xasan oo ah bare, tarjume iyo qoraa ku xeeldheer af Soomaaliga. Xirmadan sheekooyinka ah wuxuu u doortay af fudud iyo hab loogu adeegsan karo kaabe waxbarasho, ha ahaadeen ilmaha magaalada iyo weliba kuwa miyiga. “Sagal iyo Samatar” wuxuu carruurta ku baraarujinayaa waxbarashada, caafimaadka, maaraynta waqtiga fasaxyada gaaban, samafalka, iyo sidii ay ilmuhu u wanaajin lahaayeen doorka uga bannaan arrimaha bulshadooda.

Caliqeyr M. Nuur

Information

Stöds av följande plattformar

  • Pc/Mac
  • Läsplatta
  • Smartphone